Tag: sundaanta

DIINAARI: Waan soo Celinaynaa Gaadiidkii lagu dhacay South Sudan

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Koonfurta Suudaan, C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa maanta kala wareegay dukumintiyo la xiriira lahaansho gaadiid ganacsato Soomaaliyeed oo baabuurtooda ay dhaceen xoogagga dowladda dalkaas kasoo horjeeda ee ku sugan ku sugan deegaanka Pariyang ee ka tirsan magaalada Bantiu ee gobolka Unity State, una dhow soohdinta ay wadaagaan Koonfurta Suudan iyo Suudaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS