Tag: sucuudi

Jaaliyadda Soomaalida ee magaaladda Jiddah oo soo dhoweeyay Madaxweynihii hore Shariif (Sawirro)

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhoweynayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kana ka qeyb galeen Culumaa’udiin, aqoonyahano, waxgarad, aqoonyahano iyo marti sharaf ayaa xalay ka dhacday magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS