Tag: soth

Nin Soomaali ah oo maqaaxi ku taal magaalada Cape Town ku dilay Saddex ruux Soomaali ah

Nin Soomaali ah ayaa xalay toogasho ka geystay goob maqaaxi ah oo ku taal deegaanka Mitchell Plain ee magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika, iyadoo ninkan uu ku hubeysnaa bastoolad, waxaana uu rasaas ku furay dadkii maqaaxida ku sugnaa. 

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan Ah Oo Dil Iyo Boob U Geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed

Weerarkaan Lagu Boobay Goobaha Ganacsiga Soomaalida ayaa Waxaa uu Ka Dhacay Tuulo Ku Taala Magaalada Pretoria Ee Caasimada Dalka South africa waxaana Lagu Boobay In Ka Badan 20 Dukaan oo ay Lahaayeen Muwaadiniin Soomaali ah Kuwaa oo ay Cagta Mariyeen Shacab South africaan ah.

Madaxweynaha Somalia oo ka qayb galaya Caleema Saarka Madaxweynaha Koonfur Afrkia

Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Somalia Xasan Sh Maxamuud ayaa xalay soo gaaraay Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika iyadoo Garoonka diyaaradaha ay ku soo dhaweeyeen qaar ka tirsan Mas’uuliyiinta Safaarada iyo Dowlada dalka Koonfur Afrkia iyo Jaaliyada Somaliyed ee ku nool Dalkaas.

Dhaca Lagu Hayo Ganacsatada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Koonfur Afrika Oo Sii Kordhaya

Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeysay ay socdeen dadaallo looga hortagayo kooxaha caadeeystay dhaca goobaha ganacsiga Soomaalida ee dalkaasi Koonfur Afrika ayaa haddana waxaa sii kordhaya falalka dhaca ah ee loo geysanayo ganacsatada Soomaaliyeed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS