Tag: somaliMareykanah

Muwaadin Somali Maraykan ah oo qirtay in uu doonayay in uu ku biiro ururka Daacish

Muwaadin Soomaali Maraykan ah Sakariye Yuusuf C/raxmaan ahna 20 sanno jir ah ayaa ka hor qirtay maxkamad la soo taagay inuu doonayay inuu u safro dalka Suuriya si uu ugu biro kooxda Daacish ee wadamada Suuriya iyo Ciraaq.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS