Tag: somali

Soomaaliya ma waxaa la gudboon inay xiriirka u jarto Qatar, mise in Saudi Arabia ay dhagaha ka fureysato ?

 Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Dowlad curdun oo Kaliya Muddo Boqol Maalmood iyo Wax Yar Shaqeyneysa Waxaan Oran Karaa waa ay Ku Guuleysatay in ay Xoojiso Xiriirka Caalamka Inagala Dhexeeya,

Maroodi Soomaaliya ka qaxay oo dib ugu soo laabtay 25 sano ka dib”Sawiro”

Maroodigaan oo lagu Magacaabo Morgan ayaa dalka Soomaaliya ka qaxay 1991-kii, waxaana uu dib u soo laabtay isagoo 30 sano jir ah oo xusuusanaya wadadii uu maray xilli uu yaraa.

Wasiirka warfaafinta oo ugu baaqay madaxda Alshabaab inay isu soo dhiibaan dowlada

Wasiirka Warfaafinta dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka sheegay munaasabad lagu soo xirayay bandhigga dhaqameed in ay cafis yihiin madaxda ururka Alshabaab haddii ay isku soo dhiibaan dowlada.

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo go’aan ka soo saaray sida loo maareynayo Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow oo caawa ah soo saaray go’aan ku saabsan sida loo Maareynayo Mooshinka Madaxweynaha. 

Soomaali lagu eedeeyay inuu taageero siiyay Daacish oo la soo taagay maxkamad ku taal Ohio

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo 23 jir ah ayaa guddi xeerbeegto oo ah uu ku eedeeyey in uu galay dambiyo kala ah taageerida argagixisada iyo in uu warbixin khaladan siiyay saraakiil ka tirsan hay’adda FBI.

FBI-da oo doon dooneysa ruux Soomaali Mareykan ah lagu daray Liiska Argagixisada

Hey’adda dambi baarista Mareykanka ee loo yaqaano FBI ayaa soo liiska dadka ay u doon dooneyso Argagixisada ku dartay ruux Soomaali Mareykanka ah, kaasoo ay hey’addu madaxiisa dul saartay 50-kun oo dollar cidii soo sheegta macluumaad sahleysa in la soo qabto.

Minnesota: Soomaali lagu soo oogay dacwad ah inuu taageero u fidiyo Ururka ISIS

Labo nin oo Soomaali ah ayaa lagu soo oogay dacwad ku aadan inay taageero u fidiyaan Ururka ISIS ee ka dagaalama dalalka Suuriya iyo Ciraaq.

Intersection of Civil Rights and Security (Somali)

Daniel Sutherland, Officer for Civil Rights (Somali)
Valid XHTML 1.0 Valid CSS