Tag: siilaanyo

Siilaanyo: Aniga iyo shacabku ma nihin kuwii shaanida lagu baqo-gelin lahaa

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka ka jira xisbigii uu ka soo baxay iyo laba qarax oo uu sheegay in amniga lagu khalkhalgalinayey oo uu ku eedeeyey siyaasiyiinta ay is hayaan.

Siilaanyo oo la kulmay koox ka Shaqaynaysa Aqoonsi Raadinta Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay koox ka socota Koonfur Afrika, kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doono hawlaha Ictiraaf raadin iyo sidii Somaliland uga mid noqon lahayd Caalamka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS