Tag: shirkoodi

Shirkii Golaha Wasiirrada oo looga dooday kor u qaadidda Miisaaniyadda Dowladda

Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen gabbal-dhicii maanta uuna shir-guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayay kaga doodeen arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin; ammaanka dalka, miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2015-ka, iyagoo isla kulan warbixin kaga dhageystay hanti-dhowrka guud ee Qaranka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS