Tag: shirkadaha

Shirkadaha Isgaarsiinta Oo Adeegga Intarnetka Ka Joojiyay Deegaannada Ay Maamulaan Shabaab+Dhageyso.

Shirkadaha Isgaarsiinta ee bixiya Adeegga Internet-ka Mobiles-ka ee 3G ayaa ka joojiyay Adeegaasi Deegaannada ay Maamulaan Kooxda Al-Shabaab. Kadib markii ay sidaas amartay Kooxdu.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS