Tag: shir

Shirkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo AMISOM oo la soo gaba gabeeyay

Shirkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo AMISOM ayaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayay sidii Ciidamada Soomaaliya ammaanka dalka ugala wareegi lahaa AMISOM sanadaha soo socda.

Kulan loogaga hadlayo abaaraha oo maanta lagu qabtay Muqdisho (Sawiro)

Kulan loogaga hadlayay abaaraha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasina ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari iyo  weliba guddoomiye ku xigeenada baarlamaanka.

Shir looga hadlayay ka hortagga xadgudubyada Kufsiga oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Johannesburg

Shir looga hadlayay xad-gudubyada ka dhanka ah haweenka sida kufsiga ee lagu eedeeyey ciidamada AMISOM ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo shirkan ay ka qayb-galeen xubno ka socda dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socda Midowga Afrika iyo caalmaka.

Cabdikariim Xuseen Guuleed waxaan qaban doonaa shir dib u hishiisiin ah oo ku aadan beelihii dhawan ku dagaalamay Barriga dagmada Jowhar.

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay shir dib u heshiisiin oo loo qabanayo beelihii ku dagaalamay duleedka bari ee magaalada Jowhar.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS