Tag: shariifka

Shariif Xasan oo Baydhabo kaga dhawaaqay qaar ka Mid ah Wasiirradiisa

Madaxweynaha maamulka KMG Koofur-galbeed ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Baydhabo kaga dhawaaqay qaar ka mid ah xubnihiisa golaha wasirrada, kaddib xaflad ka dhacday magaaladaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS