Tag: shariif

Sheekh Shariif oo si rasmi ugu dhawaaqay Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada sanadkan 2016 dalka ka dhici doonta.

Shariif Xasan “Mar kasta oo howl galka Al-Shabaab hakad galo, ayagana dib ayay u soo xoogeystaan”

 Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhaliil u jeediyay qaabka uu u socdo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in mar kasta oo uu hakada howl galkas ay dib mar kale Al-Shabaab u soo xoogeystaan.

Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo dalbaday in laga gacan-siiyo dhimasha ciidamada Booliiska

Madaxweynaha Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in laga taageero maamulkiisa dhismaha iyo tababarka ciidamada booliiska si loo adkeeyo amniga deegaannnada uu maamulkiisu ka taliyo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Shariif oo Urur Sama fal kaga dhawaaqay Bristol (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska kaga dhawaaqay urur sama fal la magac baxay Samadoon Foundation,iyadoo ururkan cusub uu diiradda saari doono arrimaha dib u heshiisiinta, waxbarashada iyo caafimaadka.

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Kampala ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya, isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolada dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS