Tag: shalay

Sawirro: Khasaaraha ka dhashay qaraxii Hotel Jazeera oo isa soo taraya

Waxaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii xooganaa ee shalay galab lala eegtay Hotelka Caanka ah ee Jazeera, halkaasoo ay degenaayeen Diblomaasiyiin iyo mas’uuliyiin, iyadoo hotelkan uu ku yaallay goob ammaankeeda aad loo ilaaliyo.

Wasaaradda Amniga oo ka hadashay weerarkii Dhismaha Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare (Sawirro)

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa ka warbixiyay weerarkii duhurnimadii maanta dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen dhismaha Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare oo ay ku howl galaan Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Batroolka.

Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha Hawiye oo kasoo horjeeda Aqonsiga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjeeda aqoonsigii shalay Dowlada Federaalka Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo tirsaday Gobolka Shabeelaha Hoose.

Faafaahinta weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho iyo qasaarihii ka dhashay.

Weerrka ayaa waxaa ku dhiintay Ugu yaraan 11-qof oo kooxihii weerarka qaaday iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ku jiraan ayaa ku dhintay weerarro isugu jiray ismiidaamin iyo kuwo toos ah oo Al-shabaab ay ku qaadday maanta madaxtooyada Somalia, iyadoo 20-qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Xulka Kubadda Cagta Itoobiya oo Galabta laga reebay koobka Adduunka iyo Xulka Dalka Nigeria oo u soo baxay

Xulka Qaranka kubadda cagta ee dalka Nigeria ayaa galabta ka taqalusay xulka qaranka kubadda cagta ee dalka Itoobiya ciyaar xiisa badnayd oo labada dhinac dhexmartay,waxaana ay ahayd lugtii labaad oo labada xul ay wada ciyaaraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS