Tag: shakuur

Muxuu C/raxmaan C/shakuur ka yiri heshiiskii saddex geesoodka ee lagu qeybsaday Saamiga Dekeda Berbera ?

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay siyaasiyiinta ku xiran Imaaraadka Carabta ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiska muranka badan dhaliyay ee saddex geesoodka Dekeda Berbera, kaasoo 1-dii bishan ay magaalada Dubai ku kala saxiixdeen dowladda Itoobiya, Shirkadda DP World iyo Somaliland. 

C/raxmaan C/shakuur”waxaa soo dhamaaday qeybtii koobaad ee Maxkamadda qeybta Labaad ayaa bilaaban doonto”

Muddo ku dhawaad 5 maalmood ee uu xabsi ku jiray C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta markii ugu horeysay ka soo muuqday warbaahinta waxa uuna ka hadlay arimo xasaasi ah kadib markii ay go’aamisay Maxkamadda in aanu wax dambi ah laheyn, dibna loogu soo celiyay xoriyaddiisa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS