Tag: shacabka

AKHRISO: Guddoonka Golaha shacabka oo kala diray Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyadda

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa kala diray Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La  xisaabtanka Golaha. 

Xildhibaannada oo intooda badan aan gudaha u galin xarunta Golaha Shacabka

Wali waxaa ka jirta xarunta cakirnaan ah xarunta Golaha Shacabka oo maanta lagu waday xildhibaannadu ku yeeshaan kulan ka dhan ah mooshinka guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo loogu baaqay inay dhistaan Xarunta Golaha Shacabka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay dhistaan Xarunta Golaha shacabka oo ka mid aheyd xarumihii ku bur buray dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay.

Kulanka Baarlamaanka oo goor dhow furmay, Ra’iisul Wasaaraha iyo Golihiisa Wasiirada oo goob joog ah

Kulanka Baarlamaanka ayaa goor dhow furmay, iyadoo kulanka ay soo xaadireen ilaa 220, kuwaasoo la filayo in Xukuumada codka kalsoonida u qaadaan.

Dhageyso hanbalyada ku aadan munaasabada Ciida oo ay dirayaan wasiirada maaliyada iyo warfaafinta ee xukuumada Soomaaliya

Halkaan Ka dhageyso
Valid XHTML 1.0 Valid CSS