Tag: senegal-forces

Milateriga Galbeedka Afrika oo heegan ugu jira inay gudaha u galaan Gambia

Ururka Galbeedka Afrika ee loo soo gaabiyo ECOWAS ayaa heegankii ugu dambeeyay geliyay Ciidamada ka socda dalalkaas oo diyaar garow ugu jira inay gudaha u galaan dalka yar ee Gambia, si ay meesha uga saaraan Madaxweyne Yahye Jammeh oo bishii la soo dhaafay looga adkaaday doorashadii ka dhacday dalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS