Tag: sameeyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xalay casho sharaf u sameeyay ciyaartoydii 11-jirada(Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay aqalka dowladda Hoose Ciyaartoydii 11-jirada ee ka qeyb galay Tartankii Jeem Cup ee lagu qabtay dalka Qadar. 

NATIIJO FIICAN: Wiilasha 11,jirada Soomaliya oo tartamka carruurta ee Jem Cup wacdaro ku dhigay Qatar

Xiddigaha 11-jirada soomalida ayaa soo laabashada qeybta labaad lasoo galay dar dar waxaana ay dhaliyeen goolka bar baraha,waxayna ciyaarta ka dhigeen 2-2.

Ninkii ugu horeeyay ee lagu tallaalo xubinta taranka ragga oo aabbe noqonaya (sawiro)

Muwaadin u dhashay dalka Koofur Afrika oo lagu tallaalay xubinta taranka ragga ayaa la sheegay in xaaskiisa ay leedahay uur afar bilood ah. 

Ciidamada Ammaanka oo saaka ilaa xalay baaritaano ka wada qeybo ka tirsan degmada Wadajir

Ciidamada Ammaanka ayaa howl gallo ballaaran ka wada xaafado ka tirsan degmada Wadajir, iyadoo howl galka intiisa badan uu ka socdo xaafada Buulo Xuubey oo ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

18 qof oo lagu qab-qabtay howlgalkii Beledweyne

18 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu qab-qabtay howlgal dhinaca ammaanka ah oo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay saaka ka sameeyeen magaalada Beledweynee xarunta gobolka Hiiraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS