Tag: sameenta

Faahfaahin ku saabsan qorshaha maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan

Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federalka Cabdraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa soo bandhigay qorshaha maamul u sameynta labada gobol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan iyadoo socon doonta geedisocodka maamul u sameynta muddo afar bilood ah. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in tallaabada u horeysa ee maamul u sameynta labada gobol ay tahay kadib marka la saxiixo in maamul loo sameeyo labada gobol in la sameeyo guddi farsamo.

Saddex Milyan Soomaali ku tiirsan lacagaha laga soo diro dibadda oo khatar soo food-saartay

Ilaa 3-milyan oo Soomaali ku tiirsan lacagaha laga soo xawilo dibadda ayaa la sheegay inay khatar ugu jiraan inay soo food-saarto gaajo, kadib warbixin ay soo saareen Hey’adaha Oxfam iyo Adeso.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS