Tag: samaafaro

Maamulka gobalka Banaadir oo mudo 22 sano ka dib Muqdisho ka hir-gilinaayo samaafaro

War kasoo baxay Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa waxaa lagu sheegay in maanta oo Jimco ah inta badan Wadooyinka Magaalladda Muqdisho lagu xiri doono Qalabka loo yaqaan Stop-ka ama Samaha fare ee lagu kala hago gawaarida.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS