Tag: sagootinta

Ra’iisul Wasaare Saacid oo xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyey Ergooyinkii Jubooyinka (Sawirro)

Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xalay u sameeyey xaflad sagootin ah Ergooyinkii ka soo qayb galay shirka Jubooyinka ee ka socday magaalada Muqdisho afratii maalmood ee la soo dhaafay iyadoo heshiis rasmi oo u gogol xaaraya dhamaystirka maamulka Juba dhinacyadu ay ku kala saxiixdeen xaflad sida weyn loo soo gaasimay oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Marwooyinka Madaxweynaha Iyo R/wasaaraha Oo Fanaanada Hibo Nuura Xaflad Sagootin Ah Ugu Sameeyay Xarunta Madaxtooyada

Xaflad lagu sagootinayo fanaanada Hibo Nuuro oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ay ka mid aheeyd ku xigeenka Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada ayaa xalay lagu qabtay  xarunta madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS