Tag: sagootin

Daawo Sawirada" R/Wasaaraha oo kulan sagootin ah u sameeyay Guddiga maamul-u sameynta maamulka Koonfur Galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirrada ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Guddiga Maamul-u-Samaynta Koonfur Galbeed. 

Ra'iisul Wasaaraha oo xalay kulan sagootin u sameeyay Ciyaartoy ka qeyb galeysa tartan caalami.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan sagootin ah u sameeyay labo ka mid ah ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Ciyaaraha Fudud ee Africa oo dhawaan ka dhacaya magaalada Gaborone ee dalka Botiswana.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS