Tag: safar

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u safray Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayao, ayaa shalay u ambabaxay waddanka Mareykanka, halkaas oo ay kaga qeyb gali doonaan kulamo heersare ah, si taageero loogu raadiyo dowladda cusub ee Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqanaya Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya  Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar toddobaad qaadan doona waxa uu maanta uga bilowday dalka Jamhuurriyadda Jabuuti, iyadoo dalal kalena uu sidoo kale madaxweynuhu booqan doono.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS