Tag: sacuudi

Xiisada Sacuudiga iyo Iiraan oo sii xoogeysatay

Xiisada u dhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay, markii Iiraan ay dacwad ka dhan ah Sacuudiga u gudbisay Qaramada Midoobey.

Sacuudiyaan Al Shabaabka Somaliya xiriir la leh oo lagu xiray dalka Kenya

Sida lagu qorey jariidada The Star ee kasoo baxda dalka Kenya ayaa lagu qorey in booliska dalka Kenya ay gacanta kusoo dhigeen muwadin Saudi Arabian ah oo lagu magacaabo Axmed Hanas oo ku sugnaa xadka ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan magaala xeebedka Lamu,sida ay booliska ay sheegen waxa uu doonayay in uu kusoo biiro dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.

Culees soo wajahay Soomaaliya ku Nool wadanka Sacuudiga iyo dadka kale ee ajaaniibta ah.

Shacabka soomaaliyeed eek u dhaqan magaalooyin wadanka sacuudiga ayaa waxaa soo wajahday dhibaatooyin kala duwan kuwaasi oo qeeb ka ah tacadiya ay kula kacayaan Askarta wadankaasi oo maalmihii danbe ku howlanaa qaqabashada dadka ajaaniibta ah .
Valid XHTML 1.0 Valid CSS