Tag: sacuudi.-qatar

Kumanaan geel ah oo laga tarxiilay Sacudi Carabiya oo ku xayiran xadka dalka Qadar

Kumanaan geel ah oo ay lahaayeen xoolo dhaqato u dhalatay dalka Qadar ayaa  laga tarxiilay Boqortoyada Sacudi Carabiya waxaana la sheegay inay ku xayiran yihiin xadka kala qeybiya labada dal ee Sacudi Carabiya iyo Qadar.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS