Tag: saado

Fannaaniin si Tiiraanyo leh uga hadlay Dilkii Marxuumad Saado Cali Warsame

Fannaaniinta Soomaaliyeed ee kala ah Hiba Hibo Nuura, Cadar Axmed Kaahin iyo Shariif Jeeg ayaa ka hadlay dilkii loogu geystay Muqdisho maalin ka hor maxuumad Saado Cali Warsame, iyagoo muujinayay daroonkooda ku aaddan dilka.

Daawo Sawirada Aas Heer qaran ah oo maanta Magaalada Muqdisho loogu sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Allaha u naxariistee Waxaa maanta Qabuuro kuyaala Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeesan ku toogteen agagaarka Hotelka Ampasador ee Magaalada Muqdisho.

War Deg Deg Ah Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo goordhaw lagu dilay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa daqiiqado yar kahor magaalada Mudisho lagu dilay Xilhibaanad Saado Cali Warsame oo katirsaneed Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale aheed fanaanad caan ah oo si weyn looga yaqaanay Dalka iyo Dibada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS