Tag: saacid

Taliyaha Booliska oo lagu qash-qashaaday diyaaradaha UN-ka, si caro lehna diyaarad Rakaab u raacay

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saciid (Saacid) iyo saraakiil ka tirsan ciidamada booliska oo shalay diyaarad gaar ah ay ka qaadi laheyd garoonka diyaaradaha aadan cadde ayaa si caro leh uga baaqsaday.

Ra'iisul Wasaare Saacid "Waan ka Tacsiyaynayaa Khasaarihii Weerarka Argagixisadu ku Qaaday Madaxtooyada Dalka"

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Ugu horeyn, waxaan dhaleecaynayaa weerarka iyo xasuuqa waxashnimadaa ee ay kuwa nabad-diidka ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

SAACID: “Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland”

 Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu soo dhaweynayo isbedelka ka dhacay Puntland, isagoo hambalyo u diray, madxweynaha la doortay iyo ku xigeenkiisa iyo weliba shacabka Puntland.

Ra'iisul Wasaare Saacid oo sheegay in kooxo Wasiiro oo dano gaar ah wadata ay qatar ku hayaan dalka

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa shir jaraa'id uu goor dhow xafiiskiisa ugu qabtay Warbaahinta kaga hadlay arrimo badan oo ka mid ah mooshinka laga geeyay iyo khilaafka isaga iyo Madaxweynaha.

Ra'iisul Wasaare Saacid "Go'aan kasta oo Baarlamaanka gaaro anagoo maqan waa mid ku dhisan malo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa war saxaafadeed xafiiskiisa ka soo baxay ayaa sheegay in eedeymaha mooshinka ku xusan ee Xukuumadiisa loo soo jeediyay ay xaq u leedahay inay iska difaacdo.

R.W Saacid oo la Kulmay Daladda Ururka Dhalinyarada Somaliya (SAWIRO)

Muqdisho, 30, Nov. 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran kula qaatay xafiiska Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SOYOU) oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho.

RA’IISUL WASAARE SAACID: “Khilaafka naga dhexeeya Aniga iyo Madaxweynaha waa mid Dastuuri ah ee ma ahan mid Siyaasadeed”

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya soo dhexgalay ayaa sheegay in khilaafkani uu yahay mid dastuuri ah, balse uusan ahayn mid siyaasadeed.

DEG DEG: Ra'iisul Wasaaraha oo markii u horeysay ka hadlay Is-maandhaafka isaga iyo Madaxweynaha u dhaxeeya

War saxaafadeed oo goor dhow ka soo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa aheyd wargelin ku socotay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan is maandhaafka isaga iyo Madaxweynaha u dhaxeeya ee ku saabsan arrinta is casilaada.

Sawiro:-Raiisul Wasaare Saacid: “Amaanka wuxuu noo leeyahay mudnaanta koobaad, Caafimaadka iyo Waxbarashaduna waxay noogu jiraan kaalinta labaad”

Raiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo ku saabsan  caafimaadka dalka Soomaaliya, Shirkan oo ah kii ugu horreeyey noociisa , ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiiradda, gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, wakiillo ka kala socday gobolada dalka, xirfadleyada caafimaadka Soomaaliya, wakiilada haydaha qaramada midoobey iyo marti sharaf kale.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, waxaana labada mas’uul ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta xariirka dawladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sidii nabad loogu soo dabaali lahaa geeska Afrika.

Ra’iisul Wasaaraha oo soo dhoweeyey go’aanka Maxkamadda sare ee Britain ee sii wadista adeegga xawaaladaha Soomaalida

Muqdisho, November 5, 2013-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si weyn u soo dhoweeyey go’aanka ay gaartay Maxkamadda sare ee dalka Britain, kaasi oo lagu go’aamiyay in Bankiga Barclays uu sii wado adeegga uu u hayay dadka Soomaaliyeed ee xawaaladaha.

Ra'iisal Wasaare Saacid “ Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaya in ay ka shaqeeyaan midnimada xili ay maanta ku beegan tahay maalintii Calanka”

Muqdisho, 12, Sept, 2013-10-12..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir Jara’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay maalinta calanka Soomaaliya iyo muhiimada ay u leedahay midnimada umadda Soomaaliyeed.

Saacid oo sheegay in ay dhawaan dhici doonto isku shaandheen lagu sameeyo xukuumada Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay in isku shaandheyn lagu sameynayo Xukuumada si loo ballaariyo hey'adaha dowladda, xilli maanta ay ku beegan tahay hal sano kadib markii loo magacaabay xilka Ra'iisul Wasaaraha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS