Tag: roobab

Madaxda Soomaaliya oo si gooni-gooni ah ugu baaqay in Gargaar lala gaaro dadkii ay saameyeen Dabeylaha ku dhuftay Puntland

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa si kala gooni-gooni ah ugu baaqay caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed in loo gurmado dadka ay saameynta xooggan ku yeesheen dabeylaha xooggan ee ku dhuftay deegaanno ka tirsan Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS