Tag: roob

Roobab xoog leh oo ka da’ay deegaano ka mid ah gobolada Waqooyi

Wararka ka imanaya gobolada Waqooyi ee dalka ayaa sheegaya in roobab xoog leh oo dabaylo wata ay ka da’een deegaano ka mid ah gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya.

Roobab mahiigaan ah oo dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa waxa uu ka da,ay shabeelaha hoose

Roobabka ayaa waxa ay ka da,een dagmada wala weyn ee Shabeelaha Hoose iyada oo sidoo kale sameen ku yeelatay meelaha Qaar.

Roob Dhimaho iyo dhaawac dhaliyay oo xalay iyo saakay ka da’ay Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda

Inta la xaqiijiyay ilaa 2 caruur ah ayaa geeriyootay hooyadoodna dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii uu saakay aroor hore uu kusoo dumay guri dabaq ah oo dhinacooda ku yaalay.

Roobab lagu diirsaday oo tan iyo xalay ka da'ayay deegaanno ka tirsan G/Sool

Roobab ayaa xalay illaa saaka ka da'ayay deegaannada uu ka kooban yahay gobolka Sool; iyadoo roobabkan ay imaanayaan waqti xaalad adag ay ku jiraan deegaannadaas, gaar ahaan dhinaca biyo la'aanta.

Roobab Mahiigaan Ah Oo Ay Ku Diirsadeen Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Da’ay Degmooyin Ka Tirsan G/Sh/Dhexe

Roobab xoog leh oo ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe, iyadoo rababakaasina ay kusoo beegmeen xilli ay wasaaradda beeruhu beeraleyda gobolkaasi gacan weyn ka siisay u diyaar garowga tacbashada beerahooda.

Roobab la Filayo inay Saddexda Casho ee soo Socota si xiriir ah uga da’aan Deegaannada Puntland iyo Somaliland

Roobab xiriir ah ayaa la filayaa inay ka da'aan saddexda casho ee soo socota deegaannada Puntland iyo Somaliland, iyadoo la sheegayo in roobabkan aysan ahayn kuwa khasaare geysanaya sidii kuwii dhawaan ka da'ay deegaannada bari ee Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS