Tag: raila

Raila Odinga oo u dacwoonaya Maxkamadda ugu sareysa dalka Kenya

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa maanta ku dhawaaqay inuu Maxkamadda ugu sareysa dalkaas uu la aadi doono dacwad ka dhanah natiijadii doorashada madaxtinimada Kenya ee todobaadkii hore lagu dhawaaqay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS