Tag: raiiusal

RW C/WELI: Wadamada dariska la ah Somalia waa inay Amnigooda xoojiyaan

Ra’iisul waasaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dalalka dariska la ah Somalia inay amniga dalalkooda xoojiyaan, isagoo sheegay inay ka digtoonaadaan in Al-shabaab ay gudaha dhibaato ka geysato.

RW C/weli Sheekh oo dadka Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aaddan Ciidda

Ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee muslimiinta ah ee caalamka ugu hanbalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Isagoo dadka Soomaaliyeed u rajeeyay inay nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo.

RW C/weli oo sheegay inay xooga saarayaan dhismaha Maamulada Gobolada

Ra’iisul waasaraha xukuumadda Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay inay xoogga saarto hirgelinta maamullada gobollada dalka, isagoo xusay inay arrintan ahmiyad gaar ah siinayaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS