Tag: qeebdiid

Cabdi Qeybdiid oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal

Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Qeybdiid “Dad aanay dhaqan aheyn oo Muqdisho laga keenay ayaa laga dhigay odayaal dhaqameed”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay fara gelin qaawan ku heyso shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee ka socda magaalada Cadaado.

Cabdi Qeybdiid “Dagaalka Guriceel waxaa dabada ka riixaya dad Siyaasiyiin ah”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay in siyaasad ay ku lug leedahay dagaalka ka taagan degmada Guriceel, kaasoo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo Xoogaga Ahlusuna.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS