Tag: qaxooti

Warbixin ku Saabsan Maalinta Qoxootiga Adduunka oo Maanta ku beegan

Qaramada Midoobay ayaa 20-ka bisha lixaad ee sanad walba u aqoonsatay maalinta qaxootiga adduunka, waxaana jira wadamo badan oo maanta laga xusi doono, iyadoo ay sii kordhayaan dadka maalin walba ka baxsanaya  colaadaha ka jira wadamo badan oo adduunka ah.

Slovakia oo magan-gelyo siisay 11 qaxooti Soomaali ah

11 qof oo qaxooti Soomaali ah oo laga qaaday dalka Yemen ayaa magan-gelyo ku-meel-gaar ah laga siiyay dalka Slovakia.

Qaar Ka Mid Ah Qaxootiga Dhabaab Oo Doonaya Iney Dalkooda Dib Ugu Soo Laabtaan

Waxaa sii kordhaya tirada dadka qoxootiga Soomaaliyeed oo iska diiwaan gelinaya xafiisyada hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan UNHCR kuwaasi oo doonaya in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS