Tag: qaxooti-u-dabaalanaya-xeebaha-giriiga

Daawo sawirada qaxooti u dabaalanaya xeebaha Giriiga kadib markii ay degtay doontii ay saarnaayeen

Ugu yaraan 38 qaxooti ah oo ay ku jiraan 14 carruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii doon nooca kalluumeysiga ah ay kula degtey xeebta jasiirada ku taal dalka Giriiga ee Farmakonisi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS