Tag: qarax

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Dugsiga Booliska iyo Al-Shabaab oo sheegtay in 27 askar ku dishay

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka dhacay Barxada Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye ee degmada Xamar Jajab.

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Wadada maka Al-Mukarama, kaasoo laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Meydad laga soo saaray Maqaayadda Pizza, iyo khasaaraha weerarkii xalay oo kordhay

 Meydad hor leh ayaa saaka laga soo saaray Maqaayadda Pizza House oo xalay ay weerareen dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo howl gal qaatay 11 saacadood kaddib ay ciidamada ammaanka ku guuleysteen in goor dhow oo saaka ah ay soo afjaraan.

Faah Faahin: Is qarxintii Xerada ciidan ee Warshadii Nacnaca iyo Al-Shabaab oo sheegtay

Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta barqadii ka dhacay Warshadii nacnaca oo ku taal degmada Wadajir, halkaasoo ah xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Milateriga Soomaaliya

DEG DEG: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhaxay meel ku dhow Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, iyadoo gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray kolonyo ciidan oo ay la socdeen Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda.

Mid ka mid ah macalimiinta Muqdisho oo ku dhintey qarax gaarigiisa loogu xirey

Mid kamid ah macalimiinta wax ka dhigta iskuulada ku yaal magaalada Muqdisho ayaa ku dhintey qarax loogu xirey gaarigiisa xilli uu shaqo tegeyay saaka degmada Dharkeynley.

Faahfaahin ka soo baxaysa gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Muqdisho(Sawiro)

 Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo raray oo lagu qabtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

In ka badan 50 ruux oo ku geeriyootay qarax xoogan oo ka dhacay Suuq ku yaalla Baqdaad

 In ka badan 50-ruux ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo loo adeegsaday gaari kuwa xamuulka ah oo saaka waabarigii hore ka dhacay waqooyi bari magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.

Gaari waxyaabaha qarxa ay ka buuxeen oo ku qarxay agagaarka Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan

Gaari ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa ayaa abaarihii maqribkii ku qarxay agagaarka Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan, iyadoo qaraxa ka hor is rasaaseyn ay dhex martay ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa jidka Sodonka iyo labo ruux oo gaariga wadatay.

War Deg Deg ah:Qarax ka dhacay Goor Dhaw Magaalada Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Qarax Qasaare Dhimasho dhaliyay oo Saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho

Gaari nuuca Raaxada ah oo lagu soo xiray Waxyaabaha qarxa ayaa saakay ku qarxay agagaarka Isgooska Taraboonka ee Magaalada Muqdisho , waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaaro dhimasho.

Faafaahintii ugu danbeeysay Qarax Ismiidaamin ah oo Fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegay Mas'uuliyaddiisa

Fiidnimadii  Xalay ayaa wuxuu qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Ex-fiyoore, iyadoo qaraxu uu haleelay baar halkaa ku taalla, waxaana mas'uuliyadda qaraxan sheegatay Al-shabaab.

Qarax lagu Dilay Nabadoon Caan ka ahaa Gobolka Hiiraan iyo Warar dheeraad ah oo kasoo baxaayo qaabka uu u dhacay Qaraxa

Warka ka imaanaya Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in Gaari uu lahaa Nabadoon Axmed Cabdi Caalin oo Caan ka ahaa Gobolkaasi lagu dilay Qarax loogu xiray Gaarigiisa.

Qarax ka dhacay muqdisho oo geystay khasaare hantiyadeed oo aad u baahsan

Qarax inta la ogyahay geystay khasaare hantiyeed ayaa goor-dhow ka dhacay garaashyo lagu iibinayay shidaal iyo gaadiidka ganacsiga ah oo ku yaalla Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag.

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Haween badan ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho(Daawo Sawirada)

Waxaa Saakay Qarax Miino ay ku dhinteen Haween ka shaqeenayay ololaha Nadaafada Gobolka Baaadir uu ka dhacay Xaafada Taleex gaar ahaan agagaarka Carwadii hore ee Degmada Hodan.

Qarax goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faah faahin laga helayo cida lala eegtay

Waxaa goordhaw qarax xoogan oo lagu dilay Sargaal katirsanaa Ciidanka Militariga Dowlada Soomaaliya uu ka dhacay Agagaarka Isgooska Tirabuunka ee Magaalada Muqdisho.

Faahfaahin ku saabsan Qarax Ismiidaamin ah oo lagu Weeraray Baarlamaanka

Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhintay weerar is-miidaamin ahaa oo lagu qaaday xarunta baarlaamanka Soomaaliya, iyadoo ay ku dhaawacmeen 11-qof oo kale.

War Deg Deg Ah Qarax ay dad ku dhinteen oo Goordhaw ka dhacay Suuq kuyaala Magaalada Muqdisho

Wararka aan goordhaw ka helnay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Suuq kuyaala Degmadaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.

Qarax xalay ka dhacay Maqaahi ku taalla dalka Jabuuti oo sababay dhimasho

Ugu yaraan saddex qof oo midi ay haweeney tahay ayaa ku dhintay qarax xalay ka dhacay maqaahi ku taalla magaalada Jabuuti ee xarunta u ah dalka Jabuuti, iyadoo ay ku dhaawacmeen qaraxan 15-qof oo kale.

Qarax lala beegsaday Gudoomiye K/xigeenka Siyaasada & Amaanka D/Heliwaa

Qarax la sheegay nuuciisu inuu ahaa Bambaanada Gacanta laga tuuro ee F1-ta ayaa waxa maanta barqadii lala eegtay Gaari uu watay Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada iyo Amaanka ee Maamulka Degmada Heliwaa Abshir Kaaraan.

Qarax ka dhacay degmada Xamar Weyne oo Xildhibaan ku geeriyooday midna ku dhaawacmay

Wararka naga soo gaaraya degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in qarax miino oo lagu xiray gaari nuuca ZUZUKAHA loo yaqaan lala eegtay Xildhibaano katirsan baarlamaanka Somalia.

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qaaday Hotelka Makala Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qarax manta Muqdisho lagula eegtay AMISOM

Qaraxyo miino ayaa maanta si kala gaar gaar ah waxaa lagula beegsaday ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa, iyadoo la soo sheegayo in qaraxyadaas ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.

Faah faahin qaraxii agagaarka KM-0 oo la sheegay in ilaa 10 ruux ay ku dhinteentira intaasi ka badana waa ay ku dhaawacantay

Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku geeriyootay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay nawaaxiga KM-0, gaar ahaan goob maqaaxi ah.

Qarax kale oo ka dhacay isla goobtii uu ka dhacay kii hore iyo xalada Muqdisho oo kacsan

Qaraxyo Xoogan oo is xig xiga ayaa waxa ay ka dhacay  nawaaxiga madaxtooyada soomaaliya waxa ayna u muuqanayaan kuwa si qorsheeysan loo soo abaabulay

Qarax Xoogan oo goor dhaw ka Dhacay Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdish–knn-- Qarax Culus ayaa Goor dhaw ka dhacay Dhabarka Danbe ee xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaana aan la ogeen ,Qaraxa waxaa uu ahaa iyo Cida lala eegtay intaba.

Qarax Miino oo kolonyo ka tirsan AMISOM lagula eegtay duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ah gaadiidka AMISOM oo Kolonyo ahaa qarax miino lala eegtay, iyadoo gaariga uu soo gaaray qasaare.

Faah faahin ka soo baxeysa weerarka is qarxinta ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Faah faahin kooban ayaa ka soo baxeysa weerar is qarxin ah oo lala eegtay Baabuur Qaramada Midoobey leedahay oo marayay meel ku dhow ilinka hore ee laga garo garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo qaraxan uu saameyn ku yeeshay habsami u socodkii howlaha garoonka.

DEG DEG: Weerar is qarxin oo lala eegtay gaari UN-ka leeyahay oo marayay agagaarka Air Porka Muqdisho

Qarax xoogan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan.

Qarax muqdisho ka dhacay laguna dhaawacay Gudoomiye.

Wararka naga soo gaaraya nawaaxiga Daarta Trepiano ee wadada Maka Al-Mukarama Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax aan wax qasaara ah ka soo gaarin dad ka shacabka ah ee halkaasi ka agdhawaa.

Mas'uul ka tirsan dowladda oo ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Mudisho

Mas'uul ka tirsan dowladda ayaa ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray oo  ku qarxay nawaaxiga Isgoyska Tarbuunka ee degmada Hodan.

Faa faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeyso Qaraxa ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan 12 Ruux ayaa ku Geeriyooday Qaraxii Duhurkii ka dhacay agagaarka Kuliyada Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa afar ruux ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Gaari Bas oo marayay Xaafada Islii (Sawirro)

Ilaa afar ruux ayaa ku dhimatay qarax ka dhex dhacay bas gudihiis oo marayay nawaaxiga Saldhiga Booliska Pangani, Xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Weeraro qal-qal giliyay xaalada amaan oo xalay ka dhacay Muqdisho.

Tirada weerara ah ayaa waxa ay xalay ka dhaceen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyada oo qal qal dhanka amaanka ah laga dareemay magaalada.

Nin hore uga tirsanaa nabad-sugidda oo isku qarxiyay nawaaxiga madaxtooyada

Laba ruux oo uu ku jiro nin isa soo miidaamiyay, ayaa ku dhintay maanta meel u dhow xarrunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho maanta, ka dib markii uu isku qarxiyay ruux isa soo miidaamiyay.

Qarax ka dhaxay xalay xerada Dhagaxlay oo dhimasho iyo dhaawac sababay

Laba ruux, ayaa ku dhimatay shan kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii xalay bambo lagu tuurey goob lagu shaaho oo ku taalla xerada Dhagaxley ee dalka Kenya.

Qarixii Maka Al-mukarrama oo AMISOM ay cambaareysay

Ciidamada nabad ilaalinta  midowga Afrika ee AMISOM, ayaa cambaareyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay waddada Maka Almukarrama ee Muqdisho, kaas oo uu ku dhintay hal ruux ayna ku dhaawacmeen toddobo kale.

Xarrun dadka loogu diiwaan galiyo cod bixinta doorashada Kenya oo la qarxiyay

Booliska Kenya, ayaa dadweynaha gobolka waqooyi Bari Kenya ku dhaqan siiyay lambarada taleefanno laga soo wici karo, haddii ay arkaan gaadiid ay kaga shakisan yihiin inay yihiin kuwa waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS