Tag: qaeax

Faah faahin Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Dambi baarista ee CID (Sawirro)

 Warar dheeraad ayaa ka soo kordhaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi baarista Booliska Soomaaliya, iyadoo ciidamada booliska ay toogteen dabley isku dayday inay gudaha u galaan xarunta. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS