Tag: qabtay

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay hub lagu qariyay Masaajid (Sawirro)

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa baaritaano ay ka sameeyeen masaajid ku yaal degmada Hodan waxay ku soo heleen hub iyo lacag lagu qariyay.

Dowladda Soomaaliya oo markii u horeysay ka hadashay Saraakiil u xiran Qaraxii Hotel SYL

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay baaritaanka qaraxii ismiidaaminta ee 22-kii bishii Janaayo lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho iyo dadka u xir xiran weerarkaas oo ay ilaa iyo hadda baaritaano ku socdaan.

Dowlada oo soo bandhigtay Hub badan oo lagu qabtay Howlgal ka dhacay Muqdisho iyo R/Waaaraha oo ka hadlay

Wasaarada Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa xalay soo bandhigtay hub badan oo lagu soo qabtay Howlgal Ciidamada Gaarka ah ee Nabad Sugida xalay ka fuliyeen Xaafada Buulo Xuubey ee Degmada Wadajir.

Waaxda dambi baarista oo soo bandhigtay dad ku eedeysan Shabaabnimo (Dhageyso)

Waaxda dambi baarista ee ciidamada booliska Soomaaliyeed, ayaa maanta soo bandhigay dad lagu eedeynaayo Shabaabnimo, dilal barer ah, boob iyo handadaadba.
Dhageyso Bariise
Valid XHTML 1.0 Valid CSS