Tag: puntlandd

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Sheegay In Uu Isbadal Cusub Sameyn Doono

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas oo doorashada kaddib goobta hadal ka jeediyay ayaa u mahadceliyay gudigga doorashada Maamulka Puntland, intii dooratay iyo inta aan dooraninba, waxaana uu balan qaaday in uu sameyn doono isbadal dhab ah oo ay ku wada farxaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS