Tag: pele

Pele oo la dhigay qeybta degdegga ah ee isbitaalka Albert Einstein magaalada Sao Paolo

Ruugcadaagii ciyaaraha kubbada cagta caalamka Pele ayaa la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil kadib markii xaaladiisa caafimaad ay xumaatay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS