Tag: omar

R/Wasaare Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha

 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.

Xubno ka mid ah Wasiirada magacaaban oo lagu wado in is bedel lagu sameeyo

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid uu qorsheynayo in xubno ka mid ahaa 20-kii Wasiir ee uu magacaabay 27-kii bishii hore uu bedel ku sameeyo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS