Tag: olole

Olole nadafaadeed oo laga sameeyay Laascaanood

Olole Nadaafadeed oo ay soo qaban qaabiyeen fulinayeena dawlada Hoose ee degmada Laascaanood ayaa laga fuliyey Isbitaalka dhexe iyo qaybo kale oo ka mid ah degaamada dadka ka dhexeeya ee ku yaala magaaladda Laascaanood xarunta Gobolka Sool.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS