Tag: obama-clinton

Madaxweyne Obama oo si rahmi ah u ayiday Hillary Clinton

Madaxweynaha Mareykanka President Obama ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu garab taaganyahay Hillary Clinton in ay musharax u noqoto xisbiga uu ka tirsanyahay ee Dimoqraadia doorashada madaxweynaha ee sanadkaan ka dhaceysa Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS