Tag: neyrobi

Shir looga hadlayay qaab dhismeedka Booliska oo lagu soo gaba gabeeyay Nairobi

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii shirka ka qeyb gashay ayaa ka warbixiyay waxyaabaha looga xaajoonayay shirkaas, iyadoo kulankan uu u dhaxeeyay hey’addaha ammaanka dowladda Dhexe, kuwa maamul goboleedyada iyo saraakiil ka socotay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nairobi uga qeyb-galaya shirka AU ee la dagaallanka argagaxisada

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee la dagaallanka argagaxisada oo maanta ka furmay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Maydadka Saddex Ruux oo Soomaali ah oo shalay laga helay Magaalada Nairobi

Maydadka saddex ruux oo Soomaali ah ayaa laga helay shalay goob lagu kaydiyo meydadka oo ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS