Tag: neygiraa

Ciidamada Nigeria oo magaalooyin horleh kala wareegay kooxda Bokoharam

Ciidamada Militariga dalka Nigeria ayaa sheegay in maleeyshiyaadka Bokoharam ay ka saareen gobolka Waqooyi bari ee Yobe ee dalkaasi Nigeria, iyagoo intaa ku daray in maleeyshiyaadkaasi ay kala wareegeen magaalada Bama ee deriska la ah gobolka Borno.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS