Tag: muungaab

Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Muungaab oo loo magacaabay Wasiiru dowlaha Caddaalada

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa goor dhow loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Caddaalada.

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Muungaab oo saaka dib ugu soo laabanaya Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ayaa maanta lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay, isagoo dalka dibadiisa ku maqan.

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inuu xiray Ceelashii biyaha ee Waaxda Juungal degmada Yaaqshiid

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu xiray ceelashii biyaha ee ku yaala xaafada Juungal degmada Yaaqshiid, halkaasoo shalay biyo loo maleeynayo inay sumeysan yihiin ay dadka deegaanka cabeen, kaasoo ka dhashay dhimasho iyo dad badan oo Isbitaalada la dhigay.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo qorsheynaya is bedel uu ku sameeyo Gudoomiyeyaal degmo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa lagu wadaa inuu is bedel ku sameeyo qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Barnaamijka Nabad ku Afura

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo ka hadlay markii ugu horreysay baraamijka nabad ku afur ayaa sheegay inuu yahay mid la doonayo in bulshada iyo maamulku ay ku kala warqaataan.

Duqa Magaalada Muqdisho oo safarkii u horeeyay saakay uga ambabaxay magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa saaka safarkii u horeeyay uga ambabaxay magaalada Muqdisho, isagoo u dhoofay magaalada Istanbul .

Muun-gaab “Dhagaxda Shubka ee la dhigay Waddooyinka Muqdisho ma ogolaan doono”+DHAGEYSO

Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Janeral Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo xalay ka qeyb galay munaasabad xilka uu kula wareegayey gudoomiyaha Cusub ee degmada Wadajir ayuu kaga hadlay khudbadiisa dhowr arin oo xaalad ka taagan ah Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Haweenka oo loo diiday in ay ka mid noqdaan Mamulka Gobalka Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen.Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa gabi ahana kasoo horjeestay in Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ay kamid noqoto qof haween ah..

Muungaab oo sheegay in ay talaaba ka qwaadayaan Shabaab la sheegay maalmihii danbe in ay soo galayeen Muqdisho…

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa markii shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ay ku soo qulqulayaan rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab kuwaasi oo ka soo caraya gobolada dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS