Tag: muudey

C/weli Muudey oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo kulanka Baarlamaanka, xilli wada hadalo ay socdaan

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey uu daqiiqado ka hor farriimo qoraaleed u diray Xildhibaanada, kaasoo lagu wargelinayo Xildhibaanada in maalinta berri oo Isniin ah uu jiro kulanka Baarlamaanka ee ajandihiisa yahay Mooshinka ka yaalla Guddoomiye Jawaari.

C/wali Muudey “Mooshinkii Guddoomiye Jawaari waxba iskama bedelin sharcnimadiisa”

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/wali Ibraahim Muudey ayaa sheegay in mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari aanu jabin, isla markaana uu wali sidiisa u taagan yahay. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS