Tag: musharax

Haweeneydii u horeysay oo isku soo sharaxday xilka Madaxweynaha Gobolada Dhexe

Marwo Dahabo Cabdi Maxamed (Dahabo Cuud ayaa isku soo sharaxday xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe, iyadoo noqotay Haweeneydii u horeysay oo musharax ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS