Tag: muqdosho

Guddoomiyaha G/Banaadir oo soo saaray amar lagu mamnuucayo booyadaha iyo gaadiidka xamuulka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo booyadaha iyo gaadiidka xamuulka in aysan waddooyinka magaalada isticmaali karin maalintii.

Ciidamo Cadaan ah oo wata gawaarida gaashaaman oo lagu arko Wadooyinka Magaalada Muqdisho

Laamiga Maka Al-Mukarama oo kamid ah Laamiyada ugu mashquulka badan Magalaada Muqdiho ayaa dhoor mar waxaa lagu arkay gawaari gaashaan ay wataan Ciidamo cadaan ah oo la sheegay in ay kasoo jeedaan Dalka Talyaaniga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS