Tag: muqdishi

FAAHFAAHIN: Weerarkii qaraxa ahaa ee caawa ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo sheegatay

Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna dhaawac ayaa kasoo gaaray, qarax gaari miineysan loo Adeegsaday oo fiidnimadii xalay lagu weeraray Ciidammo ka tirsan kuwa Dowlada Federaalka Somalia oo ku Sugnaa Agagaarka Dhismaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho.

Shirka Madasha Wadatashiga oo Wali Socda iyo Qodobo Xasaasi ah oo wali muran uu ka taagan yahay

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ee kasocda xarunta Madaxtooyada ayaa galay maalintii afaraad oo xariir ah, waxaana wali shirka uu yahay mid ay ka taagan dood adag oo ku aadan sida ay u dhaceyso Doorashada dalka iyo Maqaamka uu yeelanayo Gobolka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS