Tag: mukhtaar-roobow

Mukhtaar Roobow “Wixii Zoobe ka dhacay waa Fal waxuushnimo oo aan diin ka turjumeyn”

Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga tirsnaaa Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay qaraxii ka dhacay Zoobe ee dadka faraha badan lagu laayay inuu ahaa mid waxuushnimo ah oo aan Diin iyo caqliga saliimka ah ka turjumeyn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS