Tag: mudug

Kooxo hubeysan oo dad rayid ah ku dilay degaano ka tirsan gobolka Mudug

Waxaa saakay degan xaaladda degaano ka tirsan gobolka Mudug dhinaca maamulka Galmudug, kaddib markii xalay gaari rakaab ah ay kooxo hubeysan ku rasaaseeyeen degaano ka tirsan gobolkaasi.

Beelo dad isaga dilay Mudug oo la dhex dhexaadinaayo

Maamulka deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug oo kaashanaya culimada gobolka, ayaa billaabay inay wada-hadal dhex dhigaan beelo dhawaanahan dad isaga dilay Gawaan, si colaadda loo joojiyo loogana heshiiyo wixii dhacay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS