Tag: motion

Marka uu Yimaado Khilaaf Dastuuri ah in Motion la Keeno ma Tahay Arrin Dastuuri ah?!

Waddan kasta wuxuu leeyahay sharuuc uu isku hoggaamiyo ama ku dhaqmo,waxaana ugu muhiimsan ama aasaasi u ah waa Dastuurka( Constitution-ka) sharci kasta oo la sameynayo waxaa loo eegaa Dastuurka, sharci kasta oo ka hor imaanaya Dastuurka wuxuu noqonayaa mid aan waxba ka jirin.Intaas ka dib soomaaliya waxaa ka jira Dastuur qabyo qoraal micnaha Dastuur aan heysan wax la yiraado " Constitutional legitimicy"micnaha aan laheyn aqoonsi buuxa isla markaana ah dastuuri,laakiin wuxuu leeyahay is fahan ah in lagu sii dhaqmo inta laga saxayo ka dibna loo qaadayo Afti dadweyne.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS